Descarga

Tafsiirka Quraanka Acerca de

Nota del editor
     
Tafsiirka Quraanka Especificaciones
Version:
1.3
Fecha de creación:
18 de Julio de 2020
Fecha en libertad:
15 de Agosto de 2019
Precio:
Free
Sistema operativo:
Android,
Descargas de la semana pasada:
29
Requisitos adicionales
Requiere Android 4.1 y superio

Tafsiirka Quraanka v1.3

Appkan waxaa ku jira Tafsiirka Quraanka oo inoo sharxey Sheekh Cumar Faaruuq, Allah Ha U Naxariisto

Tafsiirka Quraanka Imágenes


Tafsiirka Quraanka Nota del editor

Appkan waxaa ku jira Tafsiirka Quraanka oo inoo sharxey Sheekh Cumar Faaruuq, Allah Ha U Naxariisto. Kadib shaqa iyo waqti badan waxaan ku guuleesaney inaan App-kan casriyeysan soo galino, Allah ha nagu wada anfaco dhammaanteen.

Appkan Tafsiika Quraanka oo dhan wuxuu kuu sahlayaa inaad:

- Casharada dhageysatid, hakisid, istaajisid, ku celcelisid, horey u wadid, gadaal u wadid

- Inuu casharka istaagayo ama hakad galayo hadii uu telkaaga kuu soo dhaco, markaad dhameysatana casharkii uu horey ka sii soconayo meshiisi

- Inuusan kaa cuneenin internet badan waayo casharada xajmigooda ama size-kooda waa yaryihiin

- Inaad kitaabkii Quraanka oo dhan oo akhris ahaan la soo dagi kartid si aad ula socotid dhageysiga, intaad quraankii oo akhris ah furatid ayaad dhageysaneysaa, appka kaama istaagayo hadaad ka baxdo ood furat Akura furat


Descarga






Similar Suggested Software

Medical Dictionary

     

Una aplicación de diccionario donde puedes encontrar fácilmente cualquier término médico que buscas .

Law Engineering Dictionary Offline con miles de palabras y términos

Silver Washington Quarter Value Price Guide utiliza el reconocimiento de voz para encontrar rápidamente el valor de sus cuartos de plata ..

Qari yquot;Abdul-Basitandquot; Abdus-Samad, Abdulbasit Abdulsamad (1927-1988) (árabe;), fue un renombrado qari egipcio (recitador del Corán)

Ahora puede escuchar murotall Alquran mp3 leído por Sheikh Abu Bakr al Shatri desde su Handpone sin necesidad de una conexión a Internet

Revisor del Examen del Servicio Civil - PH es una aplicación que lo ayudará a prepararse y aumentar sus posibilidades de aprobar el Examen del Servicio Civil de..