Note de la rédaction |
|||||||
Tafsiirka Sh-Umal Spécifications
|
Appkan waxaa ku jira Tafsiirka Quraanka oo dhan oo uu inoo sharxey Sheekh Maxamed Cabdi Umal, Allah ajir iyo xasanaat haka siiyee
Appkan waxaa ku jira Tafsiirka Quraanka oo dhan oo uu inoo sharxey Sheekh Maxamed Cabdi Umal, Allah ajir iyo xasanaat haka siiyee. Kadib shaqa iyo waqti badan waxaan ku guuleysaney inaan App-kan casriyeysan soo galino kadib markii uu guul noqdey app-kii Tafsiirkii Sheikh Cumar Faaruuq Allah Yarxam, Allah ha nagu wada anfaco dhammaanteen.
Appkan Tafsiirka Quraanka oo dhan wuxuu kuu sahlayaa inaad si sahlan kula socoto :
- Casharada dhageysigooda, hakisid ayagoo socda, istaajisid darsigii, ku celcelisid, horey u wadid, gadaal u wadid iwm
- Inuu cashharka istaagayo ama hakad galayo hadii uu telkaaga kuu soo dhaco, markaad dhameysatana hadalkii uu casharkii uu horey ka sii soconayo meeshiisi