Voto Editors ' |
|||||||
Tafsiirka Quraanka Specifiche
|
Appkan waxaa ku jira Tafsiirka Quraanka oo inoo sharxey Sheekh Cumar Faaruuq, Allah Ha U Naxariisto
Appkan waxaa ku jira Tafsiirka Quraanka oo inoo sharxey Sheekh Cumar Faaruuq, Allah Ha U Naxariisto. Kadib shaqa iyo waqti badan waxaan ku guuleesaney inaan App-kan casriyeysan soo galino, Allah ha nagu wada anfaco dhammaanteen.
Appkan Tafsiika Quraanka oo dhan wuxuu kuu sahlayaa inaad:
- Casharada dhageysatid, hakisid, istaajisid, ku celcelisid, horey u wadid, gadaal u wadid
- Inuu casharka istaagayo ama hakad galayo hadii uu telkaaga kuu soo dhaco, markaad dhameysatana casharkii uu horey ka sii soconayo meshiisi
- Inuusan kaa cuneenin internet badan waayo casharada xajmigooda ama size-kooda waa yaryihiin
- Inaad kitaabkii Quraanka oo dhan oo akhris ahaan la soo dagi kartid si aad ula socotid dhageysiga, intaad quraankii oo akhris ah furatid ayaad dhageysaneysaa, appka kaama istaagayo hadaad kahid o aqood
Quran Majeed 986 |
JW Library 667 |
@Voice Aloud Reader (TTS Reader) 261 |
VPN 232 |
Guide Psiphon Pro VPN Free 232 |
Holy Bible (NKJV) 232 |
Bible Help App 232 |
1611 King James Bible 203 |
Matthew Henry Bible Commentary 203 |
Nepali Dictionary - Offline 203 |