Hent

Tafsiirka Sh-Umal Om

Editors 'rating
     
Tafsiirka Sh-Umal Specifikationer
Version:
1.7
Dato tilføjet:
2. juni 2023
Dato frigivet:
15. juli 2019
Pris:
Free
Operativsystem:
Android,
Downloads sidste uge:
29
Yderligere krav
Kræver Android 4.1 og nyer

Tafsiirka Sh-Umal v1.7

Appkan waxaa ku jira Tafsiirka Quraanka oo dhan oo uu inoo sharxey Sheekh Maxamed Cabdi Umal, Allah ajir iyo xasanaat haka siiyee

Tafsiirka Sh-Umal Screenshots


Tafsiirka Sh-Umal Editors 'rating

Appkan waxaa ku jira Tafsiirka Quraanka oo dhan oo uu inoo sharxey Sheekh Maxamed Cabdi Umal, Allah ajir iyo xasanaat haka siiyee. Kadib shaqa iyo waqti badan waxaan ku guuleysaney inaan App-kan casriyeysan soo galino kadib markii uu guul noqdey app-kii Tafsiirkii Sheikh Cumar Faaruuq Allah Yarxam, Allah ha nagu wada anfaco dhammaanteen.

Appkan Tafsiirka Quraanka oo dhan wuxuu kuu sahlayaa inaad si sahlan kula socoto:

- Casharada dhageysigooda, hakisid ayagoo socda, istaajisid darsigii, ku celcelisid, horey u wadid, gadaal u wadid iwm

- Inuu casharka istaagayo ama hakad galayo hadii uu telkaaga kuu soo dhaco, markaad dhameysatana hadalkii uu casharkii uu horey ka sii soconayo meeshiisi


Hent






Similar Suggested Software

Lola's ABC Party

     

Jeg elskede især det matchende brev til sin lyd, eller hvad vi taler folkemusik kalder andquot; phonemic awareness.andquot; - www.smartappsforkids.com ..

Guide For PokemonGo

     

Vejledning til PokemonGo din personlige hjælper til at blive en Pokmon Master ..

Uniso App

     

Appkan waxaa isticmaali kara dhamaan ardada dhigata jamacada Somalia (Uniso)

Tafsiirka Quraanka

     

Appcan waxaa ku jira Tafsiirka Quraanka oo inoo sharxey Sheekh Cumar Faaruuq, Allah Ha U Naxariisto

Installer Rev Irene på din Android-enhed