Download

Tafsiirka Sh-Umal Über

Editors 'Rating
     
Tafsiirka Sh-Umal Technische Daten
Version:
1.7
Datum aufgenommen:
2. Juni 2023
Datum veröffentlicht:
15. Juli 2019
Preis:
Free
Betriebssystem:
Android,
Downloads der letzten Woche:
29
Zusätzliche Anforderungen
Erfordert Android 4.1 und höhe

Tafsiirka Sh-Umal v1.7

Appkan Waxaa Ku Jira Tafsiirka Quraanka oo Dhan oo uu inoo Sharxey Sheekh Maxamed Cabdi Umal, Allah ajir iyo xasanaat haka siiyee

Tafsiirka Sh-Umal Screenshots


Tafsiirka Sh-Umal Editors 'Rating

Appkan Waxaa Ku Jira Tafsiirka Quraanka oo Dhan oo uu inoo Sharxey Sheekh Maxamed Cabdi Umal, Allah ajir iyo xasanaat haka siiyee. Kadib shaqa iyo waqti badan Waxaan ku guuleysaney inaan App-can casriyeysan soo galino kadib markii uu guul noqdey app-kii Tafsiirkii Sheikh Cumar Faaruuq Allah Yarxam, Allah ha nagu wada anfaco dhammaanteen.

Appkan Tafsiirka Quraanka oo dhan wuxuu kuu sahlayaa inaad si sahlan kula socoto:

- Casharada dhageysigooda, hakisid ayagoo socda, istaajisid darsigii, ku celcelisid, horey u wadid, gadaal u wadid iwm

- Inuu Casharka istaagayo ama hakad galayo hadii uu telkaaga kuu soo dhaco, markaad dhameysatana hadalkii uu casharkii uu horey ka sii soconayo meeshiisi


Download






Similar Suggested Software

Installieren Sie Rev Irene auf Ihrem Android-Gerät

Vitaminler.com, ziyaretilerinin Vitamin, Mineral, Bitkisel rnler ve Gda Takviyeleri ihtiyalarn %100 Orijinal rnler ve Gvenli Alveri ile..

Mod Piggy for MCPE

     

Willkommen zu diesem lustigen und interessanten Piggy-Mod für Minecraft. Dieses Add-On fügt Ihrem Spiel eine neue Entität hinzu, die Schweinchen ist