Downloaden

Tafsiirka Sh-Umal Over

Cijfer redacteuren
     
Tafsiirka Sh-Umal Specificaties
Version:
1.7
Datum toegevoegd:
2 juni 2023
Datum vrijgegeven:
15 juli 2019
Price:
Free
Besturingssysteem:
Android,
Downloads vorige week:
29
Aanvullende eisen
Vereist Android 4.1 en hoge

Tafsiirka Sh-Umal v1.7

Appkan waxaa ku jira Tafsiirka Quraanka oo dhan oo uu inoo sharxey Sheekh Maxamed Cabdi Umal, Allah ajir iyo xasanaat haka siiyee

Tafsiirka Sh-Umal Screenshots


Tafsiirka Sh-Umal Cijfer redacteuren

Appkan waxaa ku jira Tafsiirka Quraanka oo dhan oo uu inoo sharxey Sheekh Maxamed Cabdi Umal, Allah ajir iyo xasanaat haka siiyee. Kadib shaqa iyo waqti badan waxaan ku guuleysaney inaan App-kan casriyeysan soo galino kadib markii uu guul noqdey app-kii Tafsiirkii Sheikh Cumar Faaruuq Allah Yarxam, Allah ha nagu wada anfaco dhammaanteen.

Appkan Tafsiirka Quraanka oo dhan wuxuu kuu sahlayaa inaad si sahlan kula socoto:

- Casharada dhageysigooda, hakisid ayagoo socda, istaajisid darsigii, ku celelisid, horey u wadid, gadaal u wadid iwm

- Inuu casharka istaagayo ama hakad galayo hadii uu telkaaga kuu soo dhaco, markaad dhameysatana hadalkii uu casharkii uu horey ka sii soconayo meeshiisi


Downloaden






Similar Suggested Software

Installeer Rev Irene op uw Android-apparaat

Vitaminler.com, ziyaretilerinin Vitamine, Mineraal, Bitkisel rnler ve Gda Takviyeleri ihtiyalarn %100 Orijinal rnler ve Gvenli Alveri ile..

Mod Piggy for MCPE

     

Welkom bij deze leuke en interessante piggy-mod voor minecraft. Deze add-on voegt een nieuwe entiteit toe aan je spel, namelijk piggy