Download

Tafsiirka Sh-Umal About

Editors' rating
     
Tafsiirka Sh-Umal Specifications
Version:
1.7
Date added:
June 2, 2023
Date released:
July 15, 2019
Price:
Free
Operating system:
Android,
Downloads last week:
29
Additional Requirements
Requires Android 4.1 and up

Tafsiirka Sh-Umal v1.7

Appkan waxaa ku jira Tafsiirka Quraanka oo dhan oo uu inoo sharxey Sheekh Maxamed Cabdi Umal, Allah ajir iyo xasanaat haka siiyee.

Tafsiirka Sh-Umal Screenshots


Tafsiirka Sh-Umal Editor's review

Appkan waxaa ku jira Tafsiirka Quraanka oo dhan oo uu inoo sharxey Sheekh Maxamed Cabdi Umal, Allah ajir iyo xasanaat haka siiyee. Kadib shaqa iyo waqti badan waxaan ku guuleysaney inaan App-kan casriyeysan soo galino kadib markii uu guul noqdey app-kii Tafsiirkii Sheikh Cumar Faaruuq Allah Yarxam, Allah ha nagu wada anfaco dhammaanteen.

Appkan Tafsiirka Quraanka oo dhan wuxuu kuu sahlayaa inaad si sahlan kula socoto:

- Casharada dhageysigooda, hakisid ayagoo socda, istaajisid darsigii, ku celcelisid, horey u wadid, gadaal u wadid iwm

- Inuu casharka istaagayo ama hakad galayo hadii uu telkaaga kuu soo dhaco, markaad dhameysatana hadalkii uu casharkii uu horey ka sii soconayo meeshiisi


Download






Similar Suggested Software

Vitaminler.com, ziyaretilerinin Vitamin, Mineral, Bitkisel rnler ve Gda Takviyeleri ihtiyalarn %100 Orijinal rnler ve Gvenli Alveri ile...